Sidee C/wali Gaas & Wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Kismaayo? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboledka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu Hogaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo. Gaas ayaa Waxa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyay Madaxweyne Ahmed Maxamed Islaam,  Ku-xigeenkiisa Suldaan Abdiqadir Xaaji, Golaha wasiirada, Xildhibanada Jubbaland iyo dhamaan qeybaha bulshada Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha Puntland ayaa ka Mahad celiyay sida diiran ee loogu soo dhoweeyay magaalada … Continue reading Sidee C/wali Gaas & Wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Kismaayo? (Daawo Sawirro)